NHPC is no longer accepting foreign General Physicians (GP)

Last Modified: 2015-05-06 00:55:07.000000

NHPC is informing all health affiliated personal that NHPC is no longer accepting foreign General Physicians (GP) and only professionals with advanced specializations and teaching capabilities are approved for registration and license. we are also informing all employers of foreign health professionals that all documents of the professional must be received prior to his coming to Somaliland.

Waxa lagu wargelinayaa dhamaan bulsho waynta reer somaliland in diiwaangelinta iyo rukhsadsiinta mihnadlayaasha caafimaad ee ajaanibka ah ee ay shahaadadoodu tahay ama la simantahay (Genera Physician) la joojiyay, waxa kaliya oo la diiwaangelinayaa ajaanibka sita shahaadooyin takhasus heer sareeya.

Fiiro Gaar ah: Fadlan hadii aad shaqaalaysiinaysid qof ajnabi ah, ku talo gal inaad soo gudbisyo ama uu soo gudbiyo shahaadooyinkiisa iyo shuruudaha diiwaangelinta ka hor intaanu wadanka Iman mihnadlahaahis.

Wixii Faahfaahin nagala soo xidhiidh :
tell: 571283
Email: info@nhpcsomaliland.org