NHPC is no longer accepting papers from foreign specialists with less than 5 years experience. NHPC is no longer accepting papers from foreign specialists affiliated with health care facilities not re

Last Modified: 1969-12-31 18:00:00.000000

NHPC is informing all health affiliated personal that NHPC is no longer accepting foreign Specialists with experience less than 5 years.

Waxa lagu wargelinayaa dhamaan bulsho waynta reer somaliland in diiwaangelinta iyo rukhsadsiinta mihnadlayaasha caafimaad ee ajaanibka ah ee sita takhasus caafimaad oo khibradadooda caafimaad ka hoosayso 5 sano laga joojiyay diiwangelinta, waxa kaliya oo la diiwaangelinayaa ajaanibka sita shahaadooyin takhasus heer sareeya oo ay ku lamaantahay khibrad caafimaad oo ka badan ama u dhiganta 5 sanno.



Wixii Faahfaahin nagala soo xidhiidh :
tell: 520038
Email: info@nhpcsomaliland.org